Google Search console- iyo Arimo ku saabsan

Heybad
0

Search Consol waa Matoorada wax raadinta, tusaale ahaan marka aad wax ka dhex raadineyso google wuxuu kuuso saar deggel-yaal badan kuwasoo la fal galaayo wax aad adiga raadineeyso.

Haddii aad leedahay website midkuu doono ha noqdee waxaa shardi ah inaad acount ku leedahay matoorada wax raadiya ee Google, waana muhiim sidaas la soco.




Google Search console- iyo Arimo ku saabsan


Haddaba Waa Maxay Google Search Consol?

Google Search Consol waa adeeg bilaash ah kasoo ay bixiso Shabbakada Google.

Wuxuuna kaa caawinaaya inaad la socoto Deggelkaaga waxa ka qaldamay qoraaladaada xawaaraha ay kuso socdaan iyo wixii la mid ah.

Saa u hesho macluumad dheeri haddaba dhameestiro Maqaalkaan.


Waa Maxay XML Sitemaps

Sitemaps waa File keeydiye kasoo google u sahlaayo in uu kaa dhex garto dadka kale deggelkooda.

Wuxuuna xaqiijiyaa in uu hor-mariyo sida Pages kaaga, sido kale Google aad beey ugu sahlan tahay inuu helo xogtaada uuna u gudbiyo wax loo yaqaano Crawler, intaa waxaa dheer Search Engine inuu fahmaayo qaab dhismeedka website kaaga pages-ka aadka kuugu muhiimsan.

Sidee loo Sameestaa Xml Sitemaps

  • Soo uruuri Deggelkaaga URL iisa

  • Code gareey URL_ka

  • Sign into Google Search Console and click “Sitemaps” in the left sidebar.

  • Add the URL of your sitemap at the top of the page where it says “Add a new sitemap”

  • Ku dhufo SUBMIt ka dib Google iyadaa xaqiijineyso SITEMAP kaga cusub



Sameyso Ciwaan Search Consol

  • Ku xiriiri Gmail-kaaga Search Consol

  • Geli Domain ka Website kaga ama Url-ka deggelkaaga

  • Xaqiiji ama Verify gareey Website kaaga


Mobile Usability

Mobile Usability waa muhiim waxayna muhiim u tahay deggelkaaga, sababto website kaga waxaa looga baahanyahay in uu la jaanqadi karo sida, MObile Friendly, Destop Iwm.

Hubso hadda iyo jeer in deggelkaaga u la saxiib yahay cabirada shaashadaha kala duwan.

Taasi waxay kaa caawineysaa in ay goobta ama degelkaaga uu yeesho jawaab celin degdeg ah.

Waa muhiim in aad ogaato tirooyinka dadka mobile ka wax ka istecmaalo ineey aad u fara badan yihiin, sidaa awgeed iska hubi in uu deggelkaaga yahay mid la saaxiib ah mobile friendly.


Farqiga u dhaxeeyo Search consol iyo Analytics


Iska indho tir isu-ekaanshaha Search Consol Iyo Analytics, si kastoo ahaataba wax shaqo ah iskuma lahan mana ahan kuwa isla fal gala hayeeshee mid waliba howlo gaar ah ayuu qaabilsan yahay, ogaal u lahaaw labada wax tar ineey leeyihiin haddii aad leedahay website midkoo doono ha ahaadee.

Search Consol wuxuu kaa caawinayaa in aad ogaato ama la socoto wax qabadka deggelkaaga iyo dhaqdhaqaaqyada uu sameynaayo.

Analytic wuxuu kaa caawinayaa in aad ogaato dadka kugu xiran halka ay kasoo boqanayaan, iyo waxa ay yihiin, qaabka ay kusoo heleen deggelkaaga iyo sida ay ula janqadaayaan.


Conclusion

Maqaalkaan kor ku xusan waxaan hubaa in wax uun aad ka faa’iday.

Maqaalkaan wuxuu ka kooban yahay dhowr cutubyo oo aan soo qulaaseyay,

Kuwaaso iskugu jira tilmaamo iyo habraacyo.

Haddi ay jiraan wax talo ah aad nagu biirineyso so dhawaaw halka hoose nagu reeb fariintaada.
















Tags

Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)