Waa maxay google adsense iyo sida loo qoro blog post

Cadced- Google Adsense waa shabakad weyn, taasoo bixisa adeegyada kala duwan ee xayeeysiiska.

Sida haddii aad leedahay Ganacsi, shirkadan Google Adsense waxay kuu diyaarisay inaad alaabtaada aad si fudud ugu hesho dad kaa iibsada, adigoo xayeeysiinaayo google adsense badeecadaada ama alaabtaada.





Dhinaca kale shirkadan Google Adsense waxaa laga sameeyaa lacag aad u fara badan, adigoo wax lacaga ah bixinin. haddaba sidee lacag ooga sameeyn kartaa?

Shirkadda Google adsense waxaa la aas-aasay sanadka markuu ahaa June 18,2003

Google Adsense wakhtigan waa barnaamijka xayaysiisyada ugu caansan internetka. Waxay siisaa fursad qaaali ah siisaa maamulayaasha shabakadaha iyo kuawa milkiilayaasha ah ay uga ganacsadaan Trafic-ga, sanad kasta Google waxay bixisaa wax ka badan $ 10 bilyan dadka Publishers-ka ah. Si aad u hesho macluumaad dheeri ah aqri kuwa hoos ku xusan.

Waa maxay google adsense iyo sida loo qoro blog post

Sidee Loo Qoraa Blog-post


Marka aad wax qoreeyso iska Qor looma Qoro waa inaad la timaadaa wax dadka aad ka gadi karta adigana aad waqti badan kusoo bixisay, marka inta aadan qorin Blog-Post waxaad iska ilaalisaa Copyright micnaha inaad website kale qoraalkiisa Copy Past soo dhahdo aad website kaaga soo dhex geliso taasina waxay ka hor imaaneeysaa shuruucda u degsan Google Adsense waa haddii aad lacag ka sameeyso, sido kale wax qurux badan ma aha.Marka aad qoreeyso maqaalka waa inaad aad ugu taxadartaa, si maqaalkaaga uu u noqdo mid Viral ah.


Waxaad u Bahantahay

  • Title
  • Paragraph
  • Headline
  • Sub-headline



Sidee Lagu Helaa Trafic

Waxaa jiro siyaaabo badan oo aad fudud si aad degelkaaga ugu hesho Trafic,
Haddaba si aad u hesho Website Trafic waa inaad leedahay ciiwaano social midea ah,

Dad badan oo aan ka war heyn Trafic Bot iyo wuxuu yahay ayaa ku simray Trafic Bot haddaba ha iibsanin oo waxa uu dhibaateynaa Degelkaaga

sameeyso ciwaano social midea

  • Facebook
  • Isntagrama
  • Twitter
  • Youtube


Intee Laga helaa Sawiraan Bilaash Ah

Manta adduunka waa mid digital ah, markii loo bar-bar dhigo hal Qarni ka hor.

internet-ka waa meel wax waliba ay ishaada cajabineeyso adigoo si free ah ku helaayo ama iibsanaayo.

Marka saa u hesho sawiraan free ah wax kaa hor istagaayo aad adiga aheen ma jirto.

waxaa jiro dhowr website oo aad kala soo dagi karto sawiraan waliba si bilaash ah ama adiga oo iibsanaayo waxaana ka mid ah website yadaas.

Sidoo kale waxaa jiro Canva waa barnaamij aad u tayo sareeyo oo hawadana ka saaray barnaamijyo kale, Canva waxaa si sahlan ugu qurxin kartaa sida sawiraanta adigoo waliba si shaqsi ah ugu sameeyn sanaayo nashaqadahaaga, waxaa jiro mid bilaash ah iyo mid aad bilo iskaga bixineeyso qarashaadka.

Itecmaaal Kuwaan

  • Canva
  • Pixel
  • Pixipay
  • Freepic

Conclusion


Waxaan hubaa xoggaha aan halkaan kugu soo guddibiyay in aay aad kuu anfacayaan,

Waa haddii aad si sax ah u istecmaasho qoddobada kor ku xusan,

Waxayna ka kooban yihiin talo iyo tusaalo, waxaan aaminsanahay haddad si sax saxan oo hufan u raacdo inaad wax badan ka faa,idi doontid.

Wixii kale aad nagu biirin karto waxaan jeclaan lahaa inaad hoos noogu reebto si aan wax badan ugu kororsado aad ayaad u mahadsantahay.

Heybad

My name is Adnan Abdulkadir Mohamed, I'm content writer blog poster and etc

Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form