Instagram 4 farsamo aad lacag ooga sameyn karto

Instagram 4 farsamo aad lacag ooga sameyn karto

Inaad lacag ka sameeyso internate-ka aad bey u sahlantahay.


 maxaa ka hortaagan inaad lacag ameeyso? 


Qarnigaan 21 dunida iyo dadyowgeedaba waxay gareen hormar aad u balaaran, markii loo eego xowliga ay ku socdaan Teknoolijiyada.






Manta inaad lacag inaad internate ka sameeyso kaliya waxaa ka xigto inaad leedahay xirfado aad online-ka ooga shaqesan karto iyo inaad u bahantahay Laptob iyo Internate oo kaliya.

Haddaba si aad instagrama lacag ooga sameeyso waxaan kuu tilmaami doonaa waddooyin sahlan oo aad raaci karto waa haddii aad u diyaarsantahay.


Aqri qoraalka hoos ku xusan si maskax leh 




Sidee lacag looga sameeyaa Instagram


Wax ka qarsoon malahan si aad lacag ooga sameyso Instagram,


Instagram waa mid ka mid ah Aaladaha ugu awooda badan dhanka Social media si aad lacag ooga sameeysana aad beey u fududahay.


Instagram kaliya kuma koobna inaad wax kusoo gudbiso si ay saxibadaada ugu helaan ama aad Ganacsigaaga aad ku xayaysiisato sii aad kobac badan ugu hesho Ganacsigaaga.


Balse waxaa jiro waddooyin badan oo aad daqli fara badan ooga sameyn karto.




1.Promote affiliate links.


2.Start an Instagram shop.


3.Make money from your content.


4.Become an Instagram coach.







Sameyso instagram shop


Instagram shop wuxuu kuu ogolaanayaa inaad ku dhex iibiso dugankaaga E-comerce adigoo istecmalaayo ciwaankaaga instagram.


Waa wada kaliya ku sahleeyso inaad dadka kugu xiran aad alabtaada ugu xayeysiisan garto si ay u daalacdaan alaabta aad iibineyso, aad buu kuu anfacayaa haddii aad leedahay Ganacsi E-comerce waxaad awood u leedahay inaad alaabtada aad ku dhex iibin karto instagram.


Instagram live badges


Instagram live si xowli ah ayad lacag ooga sameyn kartaa adoo racaayo sifaha aan ku siin doono.


Mar waliba waa inaad tixgelisaa ama dareen gooni ah sii dawadayaashada kugu xidhan oo ka fikir waxa ay xiiseeyaan beddelkeed si aad lacag ooga sameyso instagram live Badges.


Dawadayaashadu markii aad live aad kaso gasho Aalada instagram waxay ku siin donaan haddiyado kala duwan oo kala qiimo sareeyo kuwa qaar waxay garayaan [ 0.99, 1.99, 4.99].


Laacag ka sameey ciwaankaga instagram


Waxaad lacag ka sameyn kartaa ciwaankaga profile-ka ah ee instagram adigoo dadka ciwaankaga ku xiran usoo gudbinaayo sida Muuqaalo iyo sawiraan.


Kaliya waa sida Youtube oo kale, adigoo oo kasoo baxaayo xerarka iyo shurucda lacagaha looga sameeyso kasoo baxaayo ka dib marka uu kuu furmo lacag sameyn instagram.


Waxaad u bahantahay kaliya inaad muuqaalo dadka cajab gelinaayo usoo gudbiso oo waliba maalinkii seddex muuqaalo qurux badan kusoo bandhigaagyo goobtada.


Bishiina waxaad ka sameyn kartaa lacag gareeyso $500 ilaa $1000.


Xayaysii affiliate links


Xayaysiinta badeeco dad kale leh waxay la mid tahay adiga oo xayaysiinayo maqaalo,muuqaalo iwm.

Kala duwanashaha ayaa kaliya ah haddii uu qof gato badeecada aad xayaysiinta u sameeysay in aad lacag ku leedahay.

Mar waliba oo uu qof gato badeecadaha aad xayaysiinta u sameeyso waxaad ku leedahay Commision.


Conclusion 


Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idin la wadago xogohan sida hufan aan idinku soo diyaariyay anigoo oo xogo badan helay anigana aan ka fa’iday indinkana idin fa’ideeyay.

Sidaan ka war-heyno dhalinyaro badan ayaa daneyso sida internate-ka lacag looga sameeyo.

Waxaan idinku boorinaaya inaad xirfado badan barataan si aad daqli u shaqeysato mahadsanid.


Heybad

My name is Adnan Abdulkadir Mohamed, I'm content writer blog poster and etc

Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form