Lula Da Silva-Xabsi ilaa iyo qasri Madaxtooyo

Madaxweeynihii hore ee dalka Brazil kaasoo mudo dheer xabsi ku jirey “Lula Da Silva” ayaa      waxaa la sheegayaa inuu noqday madaxweynaha dalka “Brazil” kaasoo ka guuleystay  madaxweynihii hore ee mudo xileedkiisu dhamaaday ee “Pol sonaro” .


Lula Da Silva-Xabsi ilaa iyo qasri Madaxtooyo



Lula markii xabsiga laga soo daayay ayuuu si dhaqsi ah u bilaaway ololaha doorashadiisa 

 Wuxuuna balanqaad u sameeyey dadweynaha ama shacabka haddii ay codkooda siiyaan 

Inuu wax ka qaban doono arimaha bulshada arimaha beeraha oo si aadna u taageeraayo

 Dadyowga saboolka ah iyo arimaha deegaanka iyo cimilada.


Madaxweynaha dooran ee dalka Brazil ayaa dadkiisa wuxuu dib u xasuusiyey barwaaqo-

  Soorankii uu gaarsiiyeyiyo  taageeradii uu siiyey dadka beeraleyda ah sanadihii 2003-dii ilaa  2010kii.


 “Lula da Silva” ayaa lagu soo eedeeyey falal musuqmaasuq ah xabsiga ayaa loo majaxaabiyey kaasoo ku xernaa xabsiga sanadihii 2018-2019.


Maxkamada sare ee Brazil ayaa ku tilmaamtay waxba kama jiraan kiiskii lagu soo xiray Lula da Silva, markii ay maxkamada baaritaano fara badan ay sameeysay ayay waxay go’aansatay maxkmada sare ee Brazil in ay ku tilmaamtay waxba kama jiraan fal danbiyeedaka uu ku xidhnaa, ayna ka danbeeyeen siyaasiyiin sare sare lana damacsanaa shirqoolo loo maleegay madaxweynaha dooran ee dalka Brazil.


Ugu horeeyn iyo ugu danbeeynba ninkii la dulmay oo sanado badano noloshiisa xabsiga kusoo qaatay, maanta waa madaxweynaha dooran ee dalka Brazil.

Lula Da Silva noloshiisa hore wuxuu ka mid ah ahaa dadka saboolka ah wuxuuna mudo badan soo ahaa baalashle.


Warbaahinta caalamka ayaa aad ugu faalootay qisada maxbuuskii qasriga madaxtooyada la wareegay, waxayna ciwaan ugu dhigeen qisadiisa Lula Da Silva Xabsiga ilaa Qasriga madaxtooyada.

Putin Ayaa Wax Laga Weydiyay Hab-Fikirkiisa Ku Aadan Ordogan


Madaxweynaha dalka russia Vladamir Putin ayaa wax laga weydiyay sida uu u arko siyaasada madaxweeyne ordogan.

Putin ayaa ku jawaabay, Ordogan waa madaxweeyne ad-adag oo aan hayo-raac aheeyn laguna tashan karo kana shaqeeyo danaha dalkiisa turkiga dad-yowgiisa, iyo arimaha dhaqaalaha, xasiloonida turkiga.


Ordogan wuxuu wax weeyn ka qabatay isbedelka dhaqaalaha dunida iyo tan dalkiisa Turkiga, waxaa la kala baratay wax yaabo aad u badan siyaasiyiin badan, madaxweeynayaal badan iyo sida habka- ay u fikiraayaan iyo isbaheesiyada caalamka ka jiro.


Mudane Ordogan wuxuu ka dabaashay xalaadooyin adag oo aay dunida la daalo dhaceeyso, isagoo anan dhinac u janjeersanin ayuu eegtay maslaxada dalkiisa intaa wuxuu raaciyay Madaxweynaha dalka Russia intaa waxaa dheer oo aan oran karaa wuxuu badan taray calaamka oo idil markii lagu cabiro dadaalka uu u galay in aanay cuntada aduunka ka kala go’in.


Halka dhinacyo kale ay raadinaayaan inay go’doomiyaan dunida eedana dusha kala dhacaan dalka russia, iyagoo dantooda eeganaayaan, madaxweeynaha ruushka oo hadalkiisa sii wata ayaa raaciyay falcelintiisa ku aadan Ordogan.


“Runtii wuu u qalmaa Ordogan inaan sidan ku sifeeyo, isaga cid nici karta majirto Ordogan, wax walibana wuxuu ugu gudbaa kalsoonidiisa.



Heybad

My name is Adnan Abdulkadir Mohamed, I'm content writer blog poster and etc

Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form